Previous
Previous Product Image

Design book

$0.00
Next

The rigest man in BABLYON

$3.00
Next Product Image

SIRDOON

$3.00

  • Basaasadihii Ugu Caansanaa Uguna
    Khatarta Badnaa Ee Dunida Soo Maray
    Qalinkii: Maxamuud Cabdillaahi
    Turjumiddii: Cabdirisaaq Sandheere
    Booqo website keena Buugso.com
    WhatsApp: +252 619340429

Add to Wishlist
Add to Wishlist
SKU: Sirdoon Category: Tags: ,

Description

  • Buuggani waa turjumaad aan toos ahayn, waxa aan ka
    turjumay qaab macnaha iyo nuxurka ah buugga carabiga ah ee
    la yidhaahdo:
    حواء حين تلعب بالنار :اشهر واخطر الجاسوسات عبر العصور
    oo uu qoray Maxamuud Cabdillaahi.
    Qaabka aan u turjumay ma aha qaab ah inaan eray eray iyo
    wixii bogagga ku qornaaba soo wada turjumay oo soo wada
    raray. Balse, macnaha guud, nuxurka hadalka qoraaga, iyo u
    jeeddada ayaan ka raacay, aniga oo aan macnaha ka
    dheeraanayn ayaa aan soo koobay oo turjumay u jeeddada
    guud. Sidoo kale, buuggu isaga oo dhammaystiran ma wada
    turjumin, waxa jira dhawr qiso oo buugga ku jira oo aanan
    turjumin, sababtuna waxa weeyaan sabab isla qisada ah oo
    aan u arko in dadka aan u turjumayo ayna faa’ido u lahayn, xog
    badanna aan sidin.
    Wixii xogta sax ahaanteeda ah qoraaga ayaa ka masuul ah,
    wixii se dhinaca turjumaadda ah aniga oo turjumihii ah yaa
    dhabarka u ridanaya, waanan ka garaabi doonaa oo waan sixi.
    Sidoo kale, wixii dhinaca hingaadda Soomaaliga ka qaldan iigu
    cudurdaar, waa kama’ e maaha kas, waanan sixi Insha Allah.
    Kollay wax way ka qaldami karaane ii cudurdaar oo shifo
    ku afsaar

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “SIRDOON”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping cart

1

Subtotal: $3.00

View cartCheckout