Faallooyinka Dadka ay ka dhaheen
“Qofwaliba Mar, Buuggaani akhriya waxaa uu beddelayaa noloshiisa.
Laakiinse waa dhif in la helo Buug beddelaya noloshaada mida aad
hadda aad adiga ku nooshahay.”—TIM SANDERS, NY
“ Buugga Mucjisada Aroortii, waxaan ku arkay in durboba uu bedbelay
oo uu saameeyay nolosheyda, adigana hadaad si dhab ahi u daney
-neyso inaad hagaajiso noloshaada , akhriso Buuggan.”- RUDY
RUETTIGER
“ Markii hore waxaan maleynayay in Hal Elrod uu waayay
maskaxdiisa, – Maxaanu qofka sijoogta ahi aroortii dhinaciisa dhulka
uga qaadeyn?!Waxaan ahaa mid shakki badan ….. ilaa aan isku dayo.
Markii aan dhaqangeliyay Hal istaraatiijiyadiisa ah, waxaan ogaaday
durboba in ay la timid shaqsiyadeyda iyo Xirfadda Nolosha Isbeddel
Weyn.Mucjisada Aroortii waxay muujineysaa sida loo maamulo
nolosha,adigoo ka tegaya tegtooyinkaagi hore ee soo dhacay kunasoo
dhaafay, Si aad u weyn ayaana ugula talinayaa qofkasta inuu akhriyo
Buuggan.”—DR. IVAN MISNER
“ Waan jeclahay Hal Elrod. waa macallin awood buuxda u leh
waxbarista ama Hab gudbinta Cashar iwm, waana nin sumcad iyo
Sharaf leh. Akhrinta buuggiisa 1aad, Waxay horay u kicineysaa ama u
Dhaqaajineysaa nolosha! Si dhameystiranna waa ay beddeshay
Nolsoheyda , Tii aan maalinwalibaba ku naaloon jiray, Waxaana imika
sugayaa inuu noosoo saaro midkale.”
“ Buuggan (Mucjisada Aroortii) waa mid ka mid ah buuggaagta
iseddelka Nolosha, Waxaana ay isla mid yihiin Dhiganaha 4-Hour
Workweek. ”
—BRAD WEIMERT, CEO of Easy Pay Direct,
www.EasyPayDirect.com
2
“ Anoo Ku Hadlaya Magaceyga, Dhiirageliye, iyo Qoraa iyo Waliba La
taliye Suuq-geynta ganacsiga, Waxaan arkaa sheygii ugu weynaa ee
Dadku u sahlayay Guusha inay Abaaraan, Hal Elrod-na waa uu Xaliyey
Dhibaatadaasi” —JAMES MALINCHAK,
“Haddii aad diyaar u tahay inaad ka gudubto Caqabadaha, oo Aad
Dooneyso inaad xakameyso Juhdigaaga, Akhriso Buuggan, Si cad oo
fudud. Mucjisada Aroortii waxay ku siineysaa Furihii Awooddaada
shaqsiyadeed.” —GAIL LYNN GOODWIN,
“.Buuggan Mucjisada Aroortii waa koriimada shaqsiga Halgamaya,
Waana Aalad kuu Saamaxeysa/Ogolaaneysa inaad Ka Guul gaadho
Hadafyadaada adoo Jabinaya Buur-waliba ee Caqabad ah. ” —JON
BERGHOFF, National Sales Manager, Vitamix
“.Buuggan Mucjisada Aroortii waa buug xasaasi ah! wuxuu na siinayaa
Aragtiyooyinka cusub ee sida aynu bedeli laheyn nolosheena
Reviews
There are no reviews yet.