$ 0.00
The best part is that it lets you generate product descriptions in bulk too. To begin, upload a CSV file with your product names, details, and optional keywords. You can also define the tone and length of product descriptions. After that, the AI will ready your results in a downloadable sheet. Simple as that!
Description
Waa ayo Hackers?
„File-ka Jargon‟ wuxuu soo guurinayyaa Qeexitano kala duwan taaso
lagu qeeayyo Magaca: „Hacker‟ , Qeexitaanadaaasi badankoodna uu ku
tilmaamayyo Khibrad iyo ku xeel dheeraasho ba‟an lagu xeel dheeraado
Tiknoolojiyada loogana Faa‟deeysto ku Xalinta Mushkiladaha iyo in
looga gudbo Dhexyaalada. Balse hadaad dooneeysid inaad noqotid
„Hacker‟ waxaa kula gudboon inad ogaatid 2 Qeexitaan kaliya.
Waxaa jira Mujtamac ama Qolo, Xadaarad la wadaago oo ay wadaagaan
Koox Programmers ah iyo Khubaro ku xeel dheeraadeen Net-ka iyo
Shabakaad-ka taasoo bilaabatay Sanado badan ka hor inta aysan soo
bixin Computers-ka yaryar, iyo Isku dayada ARPAnet ee hore. Waxay
abaabuleen tira yar oo kamida Kooxdaasi magaca „Hacker‟, „Hackerskana‟ waa kuwa sameyay ama soo Handasy Internet-ka, „Hackers-ka‟
waa kuwa ka dhigay Nidaamka „UNIX‟ oo asagoo la hormarsiiyay
noqday „Linux‟ sida uu yahay Maanta, waa kuwa ka dhigay Dunidoo
dhan hal tuulo ku wada Xidhiidhta Net-ka, hadaba hadaad kamid tahay
kooxdaas kor xusan ama aad gacan ka geysatay Sameeyntooda ama ay
ku yaqaanaan adiga ama ey kuugu yeeraan „Hacker‟ waxaad tahay
„Hacker‟.
Magaca „Hackers-ka‟ kuma koobna kaliya Xadaarada Programming-ka,
balse waxaa jira dad kaloo leh isla Khibradaas kuna kala duwan waxay
khibrada ku leeyihiin sida: dadka ku hormaray Sawir-ka, Liish-ka,
Qoritaan-ka fudud, Fardafuul-ka, Makaani-kada iyo Dhamaan Xirfadaha
ay dadka yaqaanaan. „Hackers-ka‟ Programming-ka waxay ku
magacaaban dadkaas sidoda oo waxay dhahaan „Hackers‟.
Waxaa jirta koox kale isku magacaabay magaca „Hackers‟ Niyad Xumi
daraadeed balse aynan aheyn sida ay isku magacaabeen. Horey ayuuu
Nabiga SCW u yidhi: “Badanaa oo badanaa ruuux Kheyr jecel isla
markaana aanan gaareeyn Kheyrkaas”. Kooxdaani waa koox aanan ku
farxin ilaa marka ay Jabinayyaan Computers-ka gaar-ka ah, dhageeysiga
Qadadka Telephones-ka, iyo WLM. „Hackers-ka‟ saxda ahi waxay u
bixiyaan kuwaan „Crackers‟ mana rabaan inay xiriir dhaw ama fog
midnaba inay la yeeshaan. „Hackers-ka‟ saxda ahi waxay
Rumeeysanyiihiiin in „Crackers-ka‟ aysan aheyn kuwa wax ku ool ah oo
Mas‟uuliyad qaadi kara, iyo inay yihiin kuwo Caajis badan, aannana
laheyn Xeel dheeri Khibrad ah. Inad jabisid Nidaam Mucyyan ahi kuma
noqaneeysid „Hacker‟ hadaba tusaale ahaan haduu qof Xado Baabuur
asagoon isticmaaleeynin Furihiiisa saxda ah ma wuxuu ku noqanayaa
sidaas „Makaaniiste‟ ?!. Jawaabtu waa Maya balse nasiib daro waxaa
isticmaalay Magacaas Jariidado iyo Kutubo qaar „Hackers‟ in ay ku
tilmaamaan „Crackers-ka‟ taasina ay Madax xanuun badan ku abuurtay
dadka magacaa iska lahaay oo abaabushay
Reviews
There are no reviews yet.